Wararka oo Dhan (All News)

Hogaaamiyaha Xisbiga ilays xildhibaan Abdikadir Osoble Ali ahne Gudoomiyaha gudiga Arimaha dibadda BFS ooo kajeediyay khudbad taariikhi ah madasha xisbiyadda qaran....

Find Out More

Hogaaamiyaha xisbiga ilays xildhibaan Abdulkadir Osoble Ali ahne Gudoomiyaha gudiga Arimaha dibadda BFS iyo Danjire Xamuud Samran Alxuweyt, danjiraha Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya iyo ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud....

Find Out More

Hogaamiyaha xisbiga ilays Xildhibaan Shiekh Abdulkadir Cosoble Ali ahne gudoomiyaha gudiga arimaha dibada BFS, iyo Siyaasiyiin Ayaa Qaabilay kaaliyaha wasiirka arimaha dibada mareykanka ee arimaha africa. Isaga iyo masuuliin kale oo ka tirsan BFS iyo qaar kalaba. waxay ka wadahadleen xaalada dalka somaliya ee siyaasadeed iyo xaalada doorashada soo socoto....

Find Out More

Hogaamiyaha Xisbiga ILAYS oo ka qeybgalay Kulan ay yeesheen Xubno ka socday Madasha Xisbiyada Qaran uuna hogaaminayay Guddoomiyaha Madasha Sheikh Sharif Sheikh Ahmed iyo danjiraha Midawga Yurub ee Soomaalia Ambassador Nicolas Berlanga ayaa looga hadley arimo ay kamid yihiin. 1. Ilaalinta Dastuurka iyo dhowrista xuquuqda muwaadinka. 2. Qabsoomidda doorasho ...

Find Out More

Hogaamiyaha Xisbiga Ilays ahna Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Dibada ee Golaha Shacabka Mudane C/qaadir Cosoble Cali ayaa Galabta Kulan la qaatay Safiirka Wadanka UK u fadhiya Somaliya Mudane Ben Fender. Hogaamiyaha iyo safiirka ayaa is dhaafsaday arimo fara badan oo ku saabsan xiriirka labada dal iyo sidi kor loogu qaadi lahaa wada shaqeynta iyo kaalmada ay d...

Find Out More

Xog-haayaha Guud Ee Xisbiga Ilays Ex Xil Mohamed Mohamud Ibrahim (Goodir) Iyo Mas.uuliyiin kale oo katirsan Xisbiga Ilays ayaa ka qeyb galay Shirkii Qaab online ah u qabsoomay oo ay soo qaban qaabisay GMDQ. Xafiiskiisa diiwaan galinta xisbiyada siyaasadda,Waxaane looga hadlay Xog is-dhaafsiga iyo joogteynta isku xirka hawlaha Xafiiska Diiwaangaliyaha iyo ...

Find Out More

Guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda golaha shacabka Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali ayaa si adag uga soo horjeestay waqti kordhinta loo sameeyay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka. Sidoo kale Xildhibaan Cosoble ayaa guddoonka labada aqal ku eedeeyay inay ka shaqeynayaan dib u dhac ku yimaada doorashooyinka dalka, waxuuna dalbaday in ...

Find Out More

Madaxdii ka qeyb gashay caleemo saarkii madaxweynaha Jubaland oo ay qeyb ka yihiin wafdigii xisbiga ILAYS uu hogaaminayo Hogaamiyaha xisbiga Xil Sheikh Abdulkadir Osoble ayaa maanta 14-10-2019 madaxweyne Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” wuxuu qado sharaf ugu sameeyay banaanka Kismaayo....

Find Out More

Hogaamiyaha Xisbiga Ilays Xildhibaan Shiekh Abdulkardir Osoble Ali Ahne Gudoomiyaha Gudiga Arimaha Dibadda BFS "waxaan soo dhoweynayaa war murtiyeedki xalay ka soo baxay shirka wada tashiga Maamul gobaleedyada ee ka dhacay magaalda Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad gobaleedka Galmudug. waa talaabo fiican oo muddan in la bogaadiyo , waxaana soo jeedineyna...

Find Out More

Musharax Madaxweyne Abdulkadir Osoble Ali "Guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee u fariistay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare waxa aan u rajeynayaa nasiib wacan iyo guul. Waxa aan ku baaqayaa in Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ay xeeriso duruufaha gaarka ah ee ka jira goballada qaar ee dalka sida kuwa amni iyo saameenta cudurka COVID-19 ...

Find Out More

Musharax Madaxweyne Abdulkadir Osoble Ali "Guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ee u fariistay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare waxa aan u rajeynayaa nasiib wacan iyo guul. Waxa aan ku baaqayaa in Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ay xeeriso duruufaha gaarka ah ee ka jira goballada qaar ee dalka sida kuwa amni iyo saameenta cudurka COVID-19 si...

Find Out More

Musharax Madaxweyne Abdulkadir Osoble Ali ayaa soo dhaweynayaa is af-garadka lagu gaaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arimaha dooorashooyinka dalka....

Find Out More

Musharax Madaxweyne Abdulkadir Osoble Ali ayaa soo dhaweynayaa is af-garadka lagu gaaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arimaha dooorashooyinka dalka....

Find Out More

Musharax Madaxweyne Abdulkadir Osoble Ali ayaa soo dhaweynayaa is af-garadka lagu gaaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arimaha dooorashooyinka dalka....

Find Out More