Musharax Madaxweyne Abdulkadir Osoble Ali ayaa soo dhaweynayaa is af-garadka lagu gaaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee arimaha dooorashooyinka dalka.