Hogaamiyaha xisbiga ilays Xildhibaan Shiekh Abdulkadir Cosoble Ali ahne gudoomiyaha gudiga arimaha dibada BFS, iyo Siyaasiyiin Ayaa Qaabilay kaaliyaha wasiirka arimaha dibada mareykanka ee arimaha africa. Isaga iyo masuuliin kale oo ka tirsan BFS iyo qaar kalaba. waxay ka wadahadleen xaalada dalka somaliya ee siyaasadeed iyo xaalada doorashada soo socoto.