Wafdigii Xisbiga ILAYS ee ka qeyb galay caleema saarkii Madaxweynaha Jubaland Oo Qado Sharaf Loogu S
Madaxdii ka qeyb gashay caleemo saarkii madaxweynaha Jubaland oo ay qeyb ka yihiin wafdigii xisbiga ILAYS uu hogaaminayo Hogaamiyaha xisbiga Xil Sheikh Abdulkadir Osoble ayaa maanta 14-10-2019 madaxweyne Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” wuxuu qado sharaf ugu sameeyay banaanka Kismaayo.