Xog-haayaha Guud Ee Xisbiga Ilays Ex Xil Mohamed Mohamud Ibrahim (Goodir) Iyo Mas.uuliyiin kale oo katirsan Xisbiga Ilays ayaa ka qeyb galay Shirkii Qaab online ah u qabsoomay oo ay soo qaban qaabisay GMDQ. Xafiiskiisa diiwaan galinta xisbiyada siyaasadda,Waxaane looga hadlay Xog is-dhaafsiga iyo joogteynta isku xirka hawlaha Xafiiska Diiwaangaliyaha iyo Xisbiyada Siyaasadda.Xafiiska Diiwaan giliyaha Xisbiyada ayaa sharaxaad Faafaahsan kabixiyay qaabka loo diiwaangilin karo xubnaha xisbiyadda Gobolada iyo Dalka intiisa kale,Waxaa kaloo looga hadlay in ay bilaabaneeyso diiwaan gilinta rasmiga ee Xisbiyada Jiro ay ku noqon karaan Xisbi Qaran